Welcome

COMMENTS

Date
By
Subject

digniin

uguhoreentii waxaan salaamayaa maamulaha bogga runtii aad ayaan ula dhacay webka balse hal dhib ayaa jiro oo ah webka maadaama uu yahay web qaali ah in aan loo ogola'aan shaqsiyaadka aflagaada ka dhaxsameeyanya anaga hadaan nahay aqristayaasha kuxiran webka waxaan codsanaynaa in laga saaro dadka noocaas oo kale ah mahgadsanidiin ....

Date
By
Subject

Bog cusub

Asc dhamaan waxaan salamayaa dadkan boggan soo booqdo.
marka xigta maalmahan waxaa sii badanaya website-yada internetka oo dadka Somalida leeyihiin.................................................

Date
By
Subject

Re: Bog cusub

War ninyahoow waa loo baahanyahay dadka in ay ku bartaan waaye taas la soco.

Search site

© 2010 All rights reserved.